Skip to main content

Weekend Special | Up to 10% Off. Get the code »

Saciid Saalax Axmed

Saciid Saalax Axmed waxa uusannadkii 1945 oo ku aaddan dhammaadkii Dagaalkii Labaad ee Adduunka ku dhashay guri miyi, halka lagu magacaabo Samawacad oo ku taal casha dhexe ee buuraha magaalada Laas Qoray korkeeda dhaca, Gobolka Sanaag. Waxa uu ka dhashay qoys Soomaaliyeed oo reer magaal-xeebeed ah asalka Maahkir, isla markaana reer miyi xoolo raacato ku lug leh ahaa. Xagga waxbarashada, dugsiga hoose waxa uu ka dhigtay isla Laas Qoray iyo Ceerigaabo, kan dhexena dugsigii caanka ahaa ee Dayaxa....See more

Saciid Saalax Axmed's Featured Books