Skip to main content

Shiicada: : Caqiidadeeda Iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika

by ,

Write The First Customer Review
Shiicada: : Caqiidadeeda Iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika - Diini, Cabdulqaadir Cabdulle, and Artan, Mohammed Abdullah (Editor)
Filter Results
Shipping
Item Condition
Seller Rating
Other Options
Change Currency

AF SOOMAALI / SOMALI DESCRIPTION: Ogaanshaha taariikhda iyo caqiidada shiicadu waxay noqdeen xilliyadan dambe lama huraan marka la eego aqoonta yar ee ay ummadda Muslimka ahi u leedahay, gaar ahaan bulshweynta Soomaaliyeed. Sidoo kale, faafitaanka xawliga ku socda ee caqiidada iyo siyaasadda Shiicada, kuwaasoo ku fidaya xoog iyo xeelba, ayna daadihinayaan dawlad, waa Iiraane, iyo shacabkeedii oo isku duuban, waxay u baahan yihiin baraarug iyo feejignaan ilaa heer ummadeed ah. Qormadan kooban waxay isku dayeysaa inay wax ka ...

loading
Shiicada: : Caqiidadeeda Iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika 2016, Looh Press

ISBN-13: 9780993431319

Trade paperback

Select